Anigu weli sidii baan Soodhawow ku leeyahay.
Anigu weli sidii baan Ubaxa kuugu salaamaa
Anigu Weli sidii baan Samo kuugu taliyaa
Hadduu Seego Qeyrkay Sida Calafka waxba maad sameyninee Nasiibkaa sidaa dhala .
Anigu weli sidii buu qalbigu saafi kuugu yahay
Anigu weli sidii baan Hurdada uga salalaa
Anigu weli sidii baan sacabka kuugu tumayaa
Hadduu Seego Qeyrkay Sida Calafka waxba maad sameyninee Nasiibkaa sidaa dhala .
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment