Wednesday, February 18, 2009
Anigu weli sidii baan Soodhawow ku leeyahay: Sucaad baan kusoo dhaweynayaa
Anigu weli sidii baan Soodhawow ku leeyahay.
Anigu weli sidii baan Ubaxa kuugu salaamaa
Anigu Weli sidii baan Samo kuugu taliyaa
Hadduu Seego Qeyrkay Sida Calafka waxba maad sameyninee Nasiibkaa sidaa dhala .
Anigu weli sidii buu qalbigu saafi kuugu yahay
Anigu weli sidii baan Hurdada uga salalaa
Anigu weli sidii baan sacabka kuugu tumayaa

Heestii Jaceylka igu abuurtay
Mahiigaan caashaq baa sidii Magay roob oo kale Miranaya Laabtoo
Mowjadaha Baddiyo hir iyo Mowl bay qarshoo dheri baan dhex maquursanahay
Siddii laygu kaa muday, Adaa Muxabada Jaceyl dhexda igu Marayoo Naftan Naftaan Naftaan Kaa maarmi karine. Naftan Naftan kaa maarmi karine.
Muhuraan Caashaq baa intuu Midigta igu dhigay I Muquuninaayoo.
Muhashada dhibtiyo Murwoy Muragada Jaceyl ayaa igu Maaxay
Siddii laygu kaa muday, Adaa Muxabada Jaceyl dhexda igu Marayoo Naftan Naftaan Naftaan Kaa maarmi karine. Naftan Naftan kaa maarmi karine
Sameeye: C/khayr Maxamed

Taariikhda C/khayr Maxamed Xuseen
Curriculum vitae (CV)
Personal Details
Name: Abdikayr Mohamed Hussein
Nationality: Somalia
Date/Place of birth: 1988, Nugaal
Marital status: Single
Place of birth: Nugal Region
Resident: Garoe
Contact address: +252-90-743649
Email: info.puntlander@gmail.com
Educational Background
1998 Darwish Primary Shool
All basic lessons, up to 4th
2000 Old Garoe Intermediate
All intermediate lessons, up to 8th
2006-Oct 2007: Puntland State University
Promotion Employment (2:1) Office Management, Computer Indro and Basic Business learning.
Modules included:
q Computer: Computer Information, Word processing, Database and Presentation,
q Office Management: Filling, Communication, Human Resource Manage., Procedures
q Business: Making Balance sheet, Profit and Recording Transactions
q Math: All parties
q English: Making reports in English, Letter writing System, how to prepare Language drills, grammatical systems, capitulation, punctuations, different types of letters, and history of English language.
Thanks
2007 Garoe Teacher Education College
ToT (2.2) see below:-
q English Langauge
q Science
q Somali histories
q Arabic and Islamic Studies
q Physical Education
q Arts and crafts
q Math
q Social Studies
Seminars and main Trainings:
Ø Civil Service Commission Conducted by UNDP held at PSU during, 2008
Ø Area Reviewing conducted by DIAKONIA Held at PETT- Conference hall, 2007
Ø Puntland Education Policy (Training) MoE, 2006
Ø Portfolio Training Conducted By FAOSWALIM held at library During 2008
At work …..
Jan. 2000 Typist
-Aug 2002: This was the placement year of my education, where I was based in the Web Design Department of Persuasion. Duties included developing applications for clients as well as administrative tools for use within the department. This position called upon many skills I had learned as part of my knowledge and tested my ability to put them into practice in a ‘real world’ situation.
Jan. 2006: PHLC-Program
I was a temporary worker, who connects the program, this job was an exciting job, I learned how to create different ideas.
May.07-Oct MCDA-Public Relations Officer
This is was very exciting position, I got different ideas about Community also, I studied community behaviors.
Sep. 2007 Oxford Institute of Languages and Math
-Aug:2008 When I joined this institute, I became a teacher, who teaches students an English language. I got much experience for this teaching method
March.2008 Ministry of Interior Affairs of Puntland State
I am Secretary/coordinator of Nugal of Ministry of Interior up to now, and I got experience in the I.T. department in the ministry. Work involved responding to staff’s technical problems and rewiring the network cabling in a newly refurbished section of the building.
What do I do in my spare time?
q I am very keen reading and have achieving my soon future.
q And Making Histories
Languages Spoken
1. Somali Native
2. English Fluent both writing and speaking
3. Arabic Fair both speaking and writing
Tuesday, February 17, 2009
Qaybta Sirdoonka Qarsoon ee Puntland
halkaan waxaad ka heli kartaa dadka aadka loo doonayo ama la raadinayo, kuwaasoo loo diray Sirdoonada Hey'adda Sirdoonka Puntland.
Mudanayaal waxaad halkaan ka eegi kartaan mar walba qofkii lasoo helay.
Geliye: Xoghayaha
Mudanayaal waxaad halkaan ka eegi kartaan mar walba qofkii lasoo helay.
Geliye: Xoghayaha
Monday, February 16, 2009
Helitaanka Lambarka: Cabdikhayr Maxamed Xuseen
Mudane Cabdikhayr Maxamed Xuseen,
Mudanahaan Wuxuu kamid yahay Laanta Sirdoonka Puntland, Wuxuuna u shaqeeyaa Siyaalaha Dadban ee (Special Affairs), Xarunta laga hagana waa Laanta 2aad Bosaso, Puntland Soomaaliya
Mudanahaan Wuxuu kamid yahay Laanta Sirdoonka Puntland, Wuxuuna u shaqeeyaa Siyaalaha Dadban ee (Special Affairs), Xarunta laga hagana waa Laanta 2aad Bosaso, Puntland Soomaaliya
Subscribe to:
Posts (Atom)